Xaaf oo lagu qal qaalinayo ka qeyb galka Caleemo saarka Madaxweyne Qoor Qoor

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa la filayaa in lagu qabto caleemo saarka Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye , waxaana socota qaban qaabada munaasabadaasi inkastoo dib u dhac ku yimid waqtigii la qorsheeyay . Munaasabada Caleemo saarka oo dib loo dhigay waqtigii loo qorsheeyay Caronavirus owgiis ayaa hada waxaa socda dadaalo lagu doonayo sidii … Continue reading  Xaaf oo lagu qal qaalinayo ka qeyb galka Caleemo saarka Madaxweyne Qoor Qoor